Madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah yeeshay iyo Xog ku aadan

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in kulan Albaabada u xirnaayeen oo xasaasi ah yeesheen Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Kulankan ayaa sida aan wararka ku helnay looga hadlay arimo dhoor ah ay kamid yihiin sidii Axmed Madoobe doorashada Madaxweyne ugu taageeri lahaa Siciid Deni … Continue reading Madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah yeeshay iyo Xog ku aadan